Sunday, April 20, 2025
HomeWarka GudahaAskar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Qof Shacab ah ku Dhaawacay Degaan Katirsan...

Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Qof Shacab ah ku Dhaawacay Degaan Katirsan Sh/Dhexe

Ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa qof rayid ah ku dhaawacay deegaan katirsan gobalka Sh-dhexe.

Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay rasaas oodda uga qaadeen, dad rayid ah oo dagan deegaanka Gololey ee u dhaw degmada Balcad ee gobalka Sh-dhexe.

Ugu yaraan 1 ruux oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhaawacmay rasaasta ay fureen ciidamada Dowladda Fedaraalka, waxaana mid kamid ah dadka deegaanka uu sheegay in badi dadka ay halkaasi ka barakaceen sababo ku aaddan dhibaatada ay kala kulmayaan ciidanka.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.