Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsAskar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Wiil Dhalinyaro ah ku Dilay Muqdisho.

Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Wiil Dhalinyaro ah ku Dilay Muqdisho.[DHAGEYSO]

Saacadihii lasoo dhaafay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ku dileen wiil dhalinyaro ah oo kamid ah dadka ku dhaqan degmadaas.

Ciidamada ayaa waxa ay si bareer ah xabad ugu fureen wiilka dhalinyarada ah oo lagu magacaabo Cali Aadan Xuseyn, taas oo sababtay in uu isla goobta ku geeriyooday.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.