Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsAskar Katirsan Kenya oo Lagu Dilay Kamiin ka Dhacay Mandheera.

Askar Katirsan Kenya oo Lagu Dilay Kamiin ka Dhacay Mandheera.

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar kamiin ah oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la beegsadeen, Kolonyo katirsan ciidanka Kenya oo ku socdaalayay gobalka Mandheera ee dhulka NFD.

Weerarka kamiin ah ayaa waxa uu askarta Kenya ku qabsaday duleedka deegaanka War-gaduudo ee hoostaga degmada Ceelqaalow oo katirsan gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya.

Ugu yaraan 3 askari oo katirsan ciidanka Kenya ayaa lagu dilay weerarkaan, halka lagu dhaawacay 2 kale, waxaana intaa dheer oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta weerarka ku gubeen gaari Kooyal ah oo kamid ahaa kolonyada la beegsaday.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.