Thursday, June 26, 2025
HomeAll NewsAskar Katirsan Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Qarax Lagula Beegsaday Gedo.

Askar Katirsan Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Qarax Lagula Beegsaday Gedo.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gudaha degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo qarax kula beegsaday, askar katirsan Dowladda Fedaraalka.

Askarta la weeraray ayaa si gaar ah kaga kamid ahaa kuwa sirdoonka, waxaana kaga dhaawacmay 2 askari.

Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sii kordhiyay weerarada uu la beegsanayo ciidamada shisheeye iyo kuwa Dowladda Fedaraalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.