Wednesday, July 9, 2025
HomeUncategorizedAskar Katirsan Xukuumadda Burkiina-Faaso oo Lagu Dilay Gudaha Dalkaasi.

Askar Katirsan Xukuumadda Burkiina-Faaso oo Lagu Dilay Gudaha Dalkaasi.

Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin ayaa weeraro khasaare dhaliyay ku qaadday, baro Koontarool oo ay ciidamada Burkiina-Faaso ku leeyihiin gudaha dalkaasi.

Weerarka koobaad oo dhacay bar-koontarool oo ku taalla gobolka Waahiqooya ee dalkaasi, waxayna halkaasi ku dileen 2 askari, halka hub 5 mooto Dhugdhugleey iyo agabyo kalena ay ka furteen.

Weerarka labaad ayaa ka dhacay gobolka Fadanqarooma, waxayna ku qaadeen bar-koontarool ay lahaayeen askarta Burkiina-Faaso.

Halkaasi waxay ku dileen 5 askari, iyagoo soo furtay hub, 10 Mooto Dhugdhugleey iyo agabyo kale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.