Aaskari kasoo goostay ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Baraawe ayaa isku dhiibay maamulka Islaamiga ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Wariye Mubaarak Cumar oo katirsan warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ayaa la kulmay askarigan, isagoona la yeesey waraysian.