Saturday, May 31, 2025
HomeUncategorizedAskari Kasoo Goostay Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Maamulka Islaamiga ah ee...

Askari Kasoo Goostay Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Maamulka Islaamiga ah ee Sh-hoose.

Askarigaan oo lagu macaabo Cabdi Aadan Macallin, ayaa waxa uu katirsanaan jiray Dowladda Federaalka, gaar ahaan ciidankii lagu soo tababaray Ereteria.

Muddo uu ku jiray ciidankaas kadib, wuxuu isku soo dhiibay maamulka Islaamiga ee degmada Kurtunwaarrey oo katirsan gobalka Sh-hoose.

Halkaan ka Degso Warka Askariga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.