Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsAskari Kasoo Goostay Dowladda Federaalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab. .

Askari Kasoo Goostay Dowladda Federaalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab. [Dhagayso].

Askariga oo lagu magacaabo Xasan Cali Dhaay Maxamad, oo kasoo goostay ciidanka Dowladda Fedaraalka ee ku sugan degmada Qoryooleey, ayaa isku soo dhiibay maamulka Islaamiga ah ee gobolka Sh/Hoose, waxaana loo soo dhaweeyay si wanaagsan sidaba uu afkiisa ka sheegay.

Wareysi ay la yeelatay warbaahinta Al-Furqaaan ayuu kaga warramay mudadkii uu ka katirsanaa ciidanka Dowaldda Fedaraalka ee jooga Qoryooleey, iyo sida uu kolkii hore ugu biiray.

Wuxuu sheegay baaq udiray askarta kale ee wali ku harsan safka Dowladda Fedaraalka, qori Ak47 ayuuna la yimid.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.