Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsAskari Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Lagu Dilay Degmada Cadale ee Sh-dhexe.

Askari Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Lagu Dilay Degmada Cadale ee Sh-dhexe.

Wararka ka imaanaya gobalka Sh-dhexe ayaa ku waramaya, in maalintii shalay askari katirsan Dowladda Fedaraalka lagu dilay gudaha degmada Cadale ee gobalka Sh-dhexe.

Askarigaan oo magaciisa lagu soo koobay Nuur ayaa waxa uu si gaar ah uga tirsanaa ciidanka loogu yeero Danab, waxaana dilkiisa geystay askari kale.

Illaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah uu askariga udilay kan kale ay isku safka yihiin, waxayna xoguhu intaas ku darayaan in askariga falka geystay gacanta lagu dhigay xabsigana loo taxaabay.

Halkaan ka Degso Warka Dilka Askariga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.