Maalintii shalay waxaa degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ka dhacay, dil uu geystay askari katirsan Dowladda Fedaraalka ugeystay wiil dhalinyaro ah.
Dilka ayaa waxa uu ka dhacay xarunta degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, waxaana wiilka la dilay lagu magaacaabaa Siciid Mustaf Axmed.
Askariga dilka geystay ayaa lasoo warinayaaa inuu goobta isaga baxsaday.