Saturday, May 24, 2025
HomeAll NewsAskari ku Dhintay Shil ka Dhacay Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Sh-hoose.

Askari ku Dhintay Shil ka Dhacay Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Sh-hoose.

Maalintii shalay waxaa degmo katirsan gobalka Sh-hoose ka dhacay, shil gaari oo sababay khasaare nafeed.

Shilka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay degmada Wanlaweyn ee gobalka Sh-hoose, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay 1 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka.

Shilka ayaa yimid kadib markii gaari xamuul ah uu ku farriin goostay askar ku sugneyd halka loo yaqaanno Warta Daa’uud Buulle, oo katirsan degmada Wanwaleyn ee gobalka Sh-hoose.

Tani ayaa sababtay in halkaasi uu ku geeryoodo askariga katirsan Dowladda Fedaraalka, kaas oo goor dambe meydkiisa laga qaaday goobta.

Gobalka Sh-hoose ayaa waxaa marar kala duwan sidaan oo kale uga dhacay shilal geystay khasaarooyin nafeed oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.