Askari katirsan maamulka la baxay Koonfur-Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku dilay nin ushaqeynayay hay’ad maxalli oo ka hawlgasha magaaladaas oo lagu magacaabo Jubba Foundation.
Ninkan la dilay ayaa lagu magacaabijiray Abshir Xasan Cabdiraxmaan (Abshir Gaab), wuxuu a falkan dilka ah ka dhacay gudaha xafiiskiisa sida xoguhu ku warramayaan, Wararka ayaana intaasi ku daraya ninka la dilay iyo askariga ay murmeen taasina ay keentay inuu falkan ku dhaqaaqo.