Wednesday, June 25, 2025
HomeAll NewsAxmed Macallin Fiqi oo Sheegay in Shirkado Shisheeye ay Iska Gurtaan Kheyraadka...

Axmed Macallin Fiqi oo Sheegay in Shirkado Shisheeye ay Iska Gurtaan Kheyraadka Soomaaliya.

Axmad Macallin Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in shirkado shisheeye ay iska gurtaan kheyraadka dalka sida Dahabka iyo Kalluunka.

Qaar kamid ah gobollada ay ka gurtaan kheyraadkan ayuu si gaar ah carrabka ugu dhuftay waxaana kamid ah gobollada Sanaag iyo Baay.

Halkaan ka Degso Warka Fiqi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.