Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsAxmed Madoobe oo Muda 15 Cisho ah u Qabtay Ciidamada Jooga Raas-Kambooni.

Axmed Madoobe oo Muda 15 Cisho ah u Qabtay Ciidamada Jooga Raas-Kambooni.

Hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland ayaa muddo 15 cesho ah uqabtay in Dowladda Fedaraalka ay Raaskambooni kaga saarto ciidamadii ay kusoo daabushay.

Axmed Madoobe oo ah hogaamiyaha dib loo dooortay ee maamulka la baxay Jubbaland fadhigiisuna yahay magaalada Kismaayo, ayaa waxa uu hanjabaad culus udiray Dowladda Fedaraalka.

Waxa uu nasiib darro ku tilmaamay ciidamdii ay Dowladda Fedaraalka kusoo daad gureysay deegaanka Raaskambooni ee Jubada-hoose, isagoo muddo 15 maalmood ah uqabtay in ciidanka lagaga saaro deegaankaas.

Haddii mudadaas lagu saari waayo ayuu Axmed sheegay in wixii ka dhashay ay masuuliyadeedu qaadaneyso Dowladda Fedaraalka oo uu ku eedeeyay iney xad gudub iyo faragalin ku heyso nidaamkiisa.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.