Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsAxmed Madoobe oo Shirkad Ku Tilmaamay Dowladda uu Hogaamiyo Xasan Sheekh.

Axmed Madoobe oo Shirkad Ku Tilmaamay Dowladda uu Hogaamiyo Xasan Sheekh.

Madaxweynaha maamulka labaxay Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa sheegay in Muqdisho aaney ka jirin dowlad Soomaaliyeed, balse ay ka jirto shirkad dadka qeybta ka ah ku heshiiyeen in la dhibaateeyo dadka Soomaaliyeed.

Wuxuu ka codsaday hay’adaha caalamiga ah in waxay ugu talogaleen maamulkiisa aaney usoo marsiinin Muqdisho, balse isaga gacanta loogu shubo.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.