Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsBaadarigii Ugu Sarreeyay Mad-habka Catholic-ga Ee Diinta Kirishtanka Oo Geeriyoodey.

Baadarigii Ugu Sarreeyay Mad-habka Catholic-ga Ee Diinta Kirishtanka Oo Geeriyoodey.

War kasoo baxay kaniisadda Vatican-ka ayaa lagu sheegay geerida Baaderigiii kaniisadda Rooma ninka lagu magacaabo Pope Francis, oo waayadii u dambeysay la il daranaa xanuuno soo ritay.

Baaderigan 88 sano jirka ah ayaa geeriyooday aroornimadii hore ee maanta, waxaana 12kii sano ee lasoo dhaafay uu ahaa baaderiga kaniisada Vatican-ka.

Bilooyinkii lasoo dhaafay ayuu Pope Francis xanuunsanayay, iyadoo marar uu warbaahinta kasoo muuqday laga dareemayay xaaladiisa liidata ee dhanka caafimaadka ah.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.