Thursday, May 22, 2025
HomeAll NewsDhegeyso: Baare Ameerikaan ah: Shiinaha oo la Filayo inuu Mareykanka Uga Awood...

Dhegeyso: Baare Ameerikaan ah: Shiinaha oo la Filayo inuu Mareykanka Uga Awood Badnaado Dunida.[WARBIXIN]

Waxaa isa soo taraysa saadaasha sheegeysa in Dowladda Shiinaha ay mustaqbalka dhaw hogaanka caalamka kala wareegto Mareykanka oo hadda ku faana inuu yahay quwadda ugu sarreyso ee aadduunka.

Xubno Ameerikaan ah ayaa qeyb ka ah dadka qaba saadaashaan, waxaana ay si cad u sheegayaan in Xukuumadda Washington ay qurka usaaran tahay burbur dhan waliba ah, goor aan fogeynna ay meesha ka bixi doonto saameynta ay leedahay dowladdaan.

Halkaan ka Degso Warbixinta Baaraha Ameerikaanka ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.