Sunday, June 22, 2025
HomeAll NewsBaarlamaanka Dowladda Fedaraalka oo Hakiyay Kulamadii ay Teelan Jireen Xildhibaannada.

Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka oo Hakiyay Kulamadii ay Teelan Jireen Xildhibaannada.

Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay muddo 3 jeer ah fashilmeen kulamo ay yeelan lahaayeen xildhibaannada Dowladda Fedaraalka, ayaa waxaa la hakiyay kulamadii ay yeelan jireen xildhibaannada.

War kasoo baxay gudoonka labada aqal ee baarlamaanka ayaa lagu sheegay, in maalinta barri ah lasoo xirayo kal fadhigii 6aad ee baarlamaanka, islamarkaana ay xildhaannadu gali doonaan fasax 2 bilood ah.

Halkaan ka Degso Warka Baarlamaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.