Kulan Ballaaran oo lagu soo bandhigayay Suugaanta Soomaalida iyo Sooyaalka ay ku leedahay Jihaadka ayaa ka dhacay Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyo Abwaanno Soomaaliyeed oo goobta kusoo bandhigay Suugaan kala duwan.