Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsBarnaamij Gaar ah: Daryeelka Dufacada.

Barnaamij Gaar ah: Daryeelka Dufacada.

Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed waxa ay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan idiin soo gudbineysaa, barnaamijyo kala duwan oo fawaa’id gaar ah xambaarsan.

Mid kamid ah barnaamijtaas waa barnaamij aan ugu magac darnay Dayreelka Ducafada, kaas oo aan kusoo gudbin doonno jawaanib kala duwan oo kamid ah sida ay dadka Muslimiinta ah isugu garabsan lahaayeen kheerka, islamarkaana ay wax utari lahaayeen kuwooda ducafada ah, si gaar ah Agoonta.

Halkaan ka Degso Barnaamij Gaar ah- Daryeelka Ducafada- Idaacadda Al-Furqaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.