Magaalada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, waxay kamid tahay magaalooyinka waaweyn ee caanka ah, Allaahna uu ku manneystay nimcooyin kala duwan, warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ayaana diyaarisay barnaamij xalaqaat ka kooban, oo ay ugu kuur galeyso xaaladda magaalada iyo horumarada kajira.