Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsBarnaamij Gaar ah: Jamaame Tacab iyo Tacliin. .

Barnaamij Gaar ah: Jamaame Tacab iyo Tacliin. [Dhagayso Qeybta 07aad].

Magaalada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, waxay kamid tahay magaalooyinka waaweyn ee caanka ah, Allaahna uu ku manneystay nimcooyin kala duwan, warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ayaana diyaarisay barnaamij xalaqaat ka kooban, oo ay ugu kuur galeyso xaaladda magaalada iyo horumarada kajira, waana xalqada ugu dambeysa ee barnaamijka.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Gaar ah Jamaame Tacab iyo Tacliin. 07

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.