Iyadoo dadka Muslimiinta ay maanta u taxay maalin farxadeed, islamarkaana ay u dabaal dagayaan munaasabadda Ciidul Adxaa, ayaa waxaa taas badalkeeda xasuuq iyo gummaad wuxuushnimo ah wajahaya ehelkeenna Qazza.
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa waxa ay idiin soo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray Walaalaheenna Reer Qazza iyo Waayahooda Ciidda, kaas oo aan ugu kuur galineyno xaaladda ay ku ciidayaan Muslimiinta Qazza.
Halkaan ka Degso Barnaamij Gaar ah Walaaheena Reer Qazza Iyo Waayahooda Ciidda