Saturday, June 21, 2025
HomeAll NewsBashiir Axmed Salaad oo Sheegay in Ihaano iyo Dhibaato ay Kala Kulmaan...

Bashiir Axmed Salaad oo Sheegay in Ihaano iyo Dhibaato ay Kala Kulmaan Shisheeyaha.

Mid kamid ah wadaadaha utafwooda Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Ihaano iyo dhibaato ay kala kulmaan Shisheeyaha.

Bashiir Axmed Salaad oo kamid ah wadaadaha ufatwooda Shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu qiray, in ay ku jiraan gumeysi iyo ihaano ay kala kulmayaan Shisheeyaha.

Waxa uu sheegay in Shisheeyaha caalamka ay la yaaban yihiin xubnaha katirsan Dowladda Fedaraalka, maadaama ay sheegtaan iney Islaam yihiin ay haddana kasoo cararayaaan dalka.

Halkaan-ka-Degso-Warka-Bashiir-Axmed-Salaad

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.