Beelaha Biyo-Maal iyo Jareerweyne ayaa wajiga labaad ee diyada wiil yar oo shil gaari ku dhintay ku kala qaatay degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose.
Lacagta diyarada ee haatan lagu wareejiyay aabaha oo ah qofka dhiigga iska leh, ayaa gaareysa $10,900.
Odayaal ka socda labada beelood iyo aabaha wiilka la dilay dhalay ayaa goobta ka hadlay.
Wali waxaa dhiman waji sedaxaad oo lagu dhameystirayo diyadan kaasoo loo madlan yahay bisha Shawwaal ee soo socota Allaah idankiis.
Halkan ka Degso Warka ku Saabsan Diyada.