Sunday, May 11, 2025
HomeAll NewsBeelaha Gaaljecel iyo Baada-Cadde oo 30 Neef oo Geel ah ku Wareejiyay...

Beelaha Gaaljecel iyo Baada-Cadde oo 30 Neef oo Geel ah ku Wareejiyay Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Munaasabad ka dhacday gobalka Hiiraan ayay beelaha kala ah Gaaljecel iyo Baada-Cadde waxa ay ku wareejiyeen, tobannaan neef oo Geel ah oo ay ugu talagaleen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Labadaan beelood oo kamid ah beelaha dega gobalka Hiiraan, ayaa waxa ay 30 neef oo geel ah ku wareejiyeen maamulka islaamiga ah ee gobalka Hiiraan, iyagoona ugu talagalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan furimaha dagaalka.

Halkaan ka Degso Geel Wareejinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.