Monday, March 31, 2025
HomeAll NewsBeelaha Habargidir iyo Gaaljecel oo Geel ku Wareejiyay Xarakada Al-Shabaab.

Beelaha Habargidir iyo Gaaljecel oo Geel ku Wareejiyay Xarakada Al-Shabaab.[WAREYSI]

Beelaha Gaaljecel iyo Habargidir ayaa Geel ku wareejiyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo ay ugu talogaleen ciidamada jiidaha hore ku sugan.

Odayaasha hogaamiya beelahaas oo aan wareysiyo la yeelanay ayaa waxa ay sheegeen, in Geela ay ugu talo-galeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee jiidaha hore ku sugan, iyagoo geesta kale soo dhaweeyay howlgallada ka socda qeybo kamid ah gobalkaas.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.