Sunday, July 6, 2025
HomeAll NewsBeelaha Mudulood iyo Dabarre oo Diyo ku Kala Qaatay Magaalada Jamaame.

Beelaha Mudulood iyo Dabarre oo Diyo ku Kala Qaatay Magaalada Jamaame.

Munaasabad ka dhacday magaalada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa waxaa diyo ku kala qaatay, beelaha Mudulood iyo Dabarre oo kamid ah beelaha dega gobalkaas.

Darwal u dhashay beesha Mudullood ayaa waxa uu si kama’ ah gaari ku jiirsiitay wiil u katirsan beesha Dabarre, waxaana maxkamadda islaamiga ah aybku xukuntay diyo 100 neef ah, iyadoona beesha Dabarre ay walaalahooda u cafiyeen 20 neef oo Geel ah.

Halkaan ka Degso Warka Diyada

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.