Dalka Soomaaaliya waxaa intiisa badan si toos ah uga curtay roobabka xilliga guga, kuwaas oo ay dadku ku qabowsadeen.
Beeraleyda ku dhaqan deegaanno hoostaga Kuunyo-Barrow oo katirsan Sh-hoose, ayaa wada diyaar garowga tacabka xilli Roobaadka Guga oo ka curtay qeybo kamid ah Soomaaliya.