Friday, June 27, 2025
HomeAll NewsBeeraleyda Saakow oo ka Warbixiyay Xaaladda Dalagyadii ay Abuurteen.

Beeraleyda Saakow oo ka Warbixiyay Xaaladda Dalagyadii ay Abuurteen.

Beeraleyda ku dhaqan degmada Saakow ee gobalka Jubada-dhexe ayaa waxa ay faahfaahin ka bixiyeen, dalagyadii ay abuurteen xilli roobaadkaan lagu guda jiro ee Guga.

Beeraleyda ayaa waxa ay muujiyeen xaalad wanaagsan, iyagoona sheegay in ay si wanaagsan uga faa’iideysteen xilli roobaadka Guga, ayna rajeynayaan in goordhaw ay gurtaan waxyaabihii ay beerteen.

Halkaan ka Degso Beeraleyda Saakow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.