Sunday, April 13, 2025
HomeAll NewsBeeralleyda Jubbada Hoose oo ka Warbixiyay Sida ay Ugu Guda Jiraan Tacabka...

Beeralleyda Jubbada Hoose oo ka Warbixiyay Sida ay Ugu Guda Jiraan Tacabka Guga.[WAREYSI]

Cali Xuseen Xasan oo kamid ah beeraleyda iyo nabadoonna magaalada Jamaame, ayaa nooga waramay dalagyada xilligan ay beertaan dadka kunool gobolka Jubbada Hoose, isagoo tilmaamay iney rajo wanaagsan qabaan.

Wuxuu sidoo kale farriimo u diray bulshada Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan, isagoo ku dhiirogeliyay iney xooga saaraan tacabka beeraha, waxaa wareystay wariye Cali Aadan.

Halkaan ka Degso Wareysiga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.