Shirweyne ballaaran oo ay barbar socotay dowro diini ah, ayaa dhexmaray qeybaha kala duwan ee bulshada ku abtirsata beesha Bartime oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed, iyo masuuliyiin ka socotay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Kulanka oo ay gogoshiisa dhigtay beesa Bartire ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah, iyadoo beeshu beyco iyo ballan la gashey hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo kamid ah masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa ka hadlay kulanka lagu soo xirayay shirka, waxaana uu ka hadlay qodobada ay labada dhinac isla meel dhigeen.