Waxa loogu yeero beesha Caalamka ayaa walaac ka muujiyay khilaafka xarka goostay ee ka dhaxeeya maamulka la baxay Jubbaland iyo Dowladda Fedaraalka.
Waxay ugu baaqeen hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland inuu dib ugu laabto shirkii fashilmay ee Muqdisho.
Dhinaca kale Axmad Madoobe ayaan dheg jalaq usiin baaqyada uga imaanaya Dowladda Fedaraalka wuxuuna iska wataa Doorashadii uu isagu rabay.