Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsBeesha Dabarre ee Degta Jubada-dhexe oo 200 Neef oo Ari ah ku...

Beesha Dabarre ee Degta Jubada-dhexe oo 200 Neef oo Ari ah ku Wareejisay Al-Shabaab.

Beesha Dabarre ee degta gobalka Jubbada dhexe ayaa munaasabad ka dhacday degmada Bu’aale ku wareejisay laba boqol neef oo Ari ah, waxayna ugu talagashay inay ku taageerto ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan xiran furimaha hore ee dagaalka.

Halkaan ka Degso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.