Friday, July 4, 2025
HomeAll NewsBeesha Gaaljecel oo 13 Neef oo Geel ah ku Wareejisay Xarakada Mujaahidiinta...

Beesha Gaaljecel oo 13 Neef oo Geel ah ku Wareejisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Munaasabad ka dhacday degmada Buq-aqablle ee Wilaaayada is lamaiga ah ee Hiiraan, ayay beesha Gaaljecel ku wareejisay 13 neef oo geel ah, kuwaas oo loogu talagaya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee Kujira furimaha hore ee Dagaallka.

Halkaan ka Degso Warka Beesha Gaaljecel

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.