Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsBeesha Habar-gidir Qeybteeda Degta Mudug oo Geel ku Wareejisay Al-Shabaab. .

Beesha Habar-gidir Qeybteeda Degta Mudug oo Geel ku Wareejisay Al-Shabaab.[DHAGEYSO] .

Munaasabad ka dhacday deegaan katirsan gobalka Mudug ayay beesha Habar-gidir ee degta gobalkaas waxa ay ku wareejisay 15 neef oo Geel ah, kuwaas oo loogu talo-galay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan furimaha dagaalka.

Halkaan ka Degso Warka Beesha Habar-gidir

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.