Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsBeesha Murusade oo Al-Shabaab ku Wareejisay Xoolo Isugu Jira Geel iyo Arri.

Beesha Murusade oo Al-Shabaab ku Wareejisay Xoolo Isugu Jira Geel iyo Arri.[DHAGEYSO]

Beesha Murusade oo kamid ah beelaha Ansaarta ah ee Soomaaliyeed, ayaa waxa ay xoolo isugu jira Geel iyo Ari ku wareejisay, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan furimaha dagaalka.

Munaasabad ka dhacday gobalka Galgaduud ayay beesha ku bixisay 40 neef oo Geel ah iyo 100 neef oo Ari ah, waxa ayna ugu tala gashay in lagu taageero ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.