Sunday, May 25, 2025
HomeAll NewsBeesha Tuni Qeybteeda Degta Jubada Hoose oo Al-Shabaab ku Wareejisay 8 Neef...

Beesha Tuni Qeybteeda Degta Jubada Hoose oo Al-Shabaab ku Wareejisay 8 Neef oo Geel ah.?[WARBIXIN]

Beesha Tunni qeybteeda degta gobolka Jubbada Hoose, ayaa Sideed neef oo geel ah waxay ku wareejisay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee jooga furimaha hore ee dagaalka.

Munaasabad maanta ka dhacday degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ayay beesha Tunni ku wareejisay xoolahan, iyadoo sheegtay iney ugu talogashey ciidamada Mujaahidiinta.

Halkan ka Degso Warbixinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.