Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsBeesha Tunni ee Dega Jubbada Dhexe oo Caleemo-Saartay Suldaan Cusub. .

Beesha Tunni ee Dega Jubbada Dhexe oo Caleemo-Saartay Suldaan Cusub. [Dhagayso].

Beesha Tunni oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega gobollada koonfureed ee Soomaaliya, ayaa suldaan cusub ku caleemo saaratay gobolka Jubbada Dhexe.

Munaasabad ka dhacday deegaanka Xaranka oo katirsan Jubbada Dhexe, ayay beesha qeybteeda degta Jubbada Dhexe, waxay dooratay suldaan cusub.

Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada kasoo jeeda beesha, iyo masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, oo uu horkacayay waaliga Jubbada Dhexe Sheekh Cali Darwiish.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.