Thursday, April 17, 2025
HomeAll NewsBeesha Waceysle oo Geel ku Wareejisay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Beesha Waceysle oo Geel ku Wareejisay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Beesha Waceysle oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee kasoo horjeeda duullaanka Shisheeye ee dalka lagu soo qaaday, ayaa geel ku wareejisay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Beesha ayaa wareejisay 15 neef oo gel ah, kuwaasoo loogu talogalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.