Waxaa magaalada Coswsweyne ee gobalka Galgaduud ka dhacay, mubaasabad ay beesha Waceysle qeybteeda degta gobalkaas ay geel ku wareejisay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shababaab.
Beesha ayaa waxa ay 15 neef oo Geel ah ku wareejisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana odayaal goobta ka hadlay ay sheegeen iney diyaar uyihiin sidii ay naf iyo maalba ula garab istaagi lahaayeen halganka ka dhanka ah Shisheeye iyo Dowladda Fedaraalka.