Maalintii shalay roobab xooggan ayaa waxa ay ka da’een magaalada Jowhar iyo deegaannada hoosyimaada.
Deegaan dhaca bariga magaalada Jowhar ayaa waxa ay biriq ku dishay wiil iyo aabihiis. Mid kamid ah dadka deegaanka oo saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay sida ay wax udhaceen.