Shacabka ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa cabasho ka muujiyay, biyo la’aan kasoo wajahday dhanka wabiga Shabeelle oo ay yaraadeen biyaha uu wado isalamarkaana qaarar noqdeen.
Qaar kamid ah shacabka magaalada oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warramay dhibaatada ay qabaan oo ka dhalatay biyo la’aanta soo foodsaartay.
Halkaan ka Degso Warka Baladweyne