Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsBooliska Dalka Australia oo si Bareer ah u Toogtay Nin Soomaali ah.

Booliska Dalka Australia oo si Bareer ah u Toogtay Nin Soomaali ah.[DHAGEYSO]

Ninkan Soomaaliga ah ee ay Boolisku toogashada ku dileen, ayaa lagu magacaabijiray C/Fataax Axmed, wax uuna dilkiisa si gaar ah kaga dhacay magaalada Melbourne ee dalkaas.

Booliska ayaa ku andacooday in ninka ay dileen uu ku hubeysnaa Mindi islamarkaana dhimirka looga jiray, mana soo bandhigin cadeymo muujinaya arrintaas.

Soomaali badan oo ku nol dalkaasi ayaa dhigay dibadbaxyo ay kaga soo horjedaan dilkaan bareerka ah ee loo geystay ninka Soomaaliga ah. Dadka dibadbaxyada dhigayay ayaa tilmaamay in si arxandarro ah loo dilay Cabdifataax Axmed , kaas oo ahaa mid aan wax danbi ah laheyn.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.