Banaanbaxyo aan kala joogis lahayn oo ay ka hortaggooda ku daaleen Booliska Mareykanka ayaa ka soconaya wadankaasi.
Meelaha ay sida gaarka ah dibadbaxyadu uga dhacayaan waxaa kamid ah magaalada Los Los Angeles ee dalkaasi Mareykanka, waxaana uu muuqdaan kuwa sii xoogeysanaya marba marka ka dambeysa.