Boqollaal kun oo reer Qazza ah ayaa maanta dib ugu laabanaya wuqooyiga Qazza, halkaas oo ay ka maqnaayeen bilooyin xiriir ah, sababo ku aadan duullaanka Yahuudda.
Warbaahinta iyo madaxda Yahuudda ayaa muuqaallada soo noqoshada reer Qazza, waxay ku tilmaameen mid qalbi jab ah, oo ka tarjumeysa iney ku jabeen dagaalkii dulmiga ahaa ee ay ku qaadeen Qazza.
Dagaalyahannada AlQassaam ayaa woqooyiga Qazza kusoo dhaweeyey, boqollaal kun oo ruux oo ka yimid koonfurta Qazza, halkaas oo ay ku go’doonsanaayeen bilihii lasoo dhaafay.
Halkaan ka Degso Warbixinta Qaza