Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsBulshada Burco oo ka Cabanaya Burburka Wadooyinka.

Bulshada Burco oo ka Cabanaya Burburka Wadooyinka.[DHAGEYSO]

Bulshada ku dhaqan magaalada Burco ee uu ka arrimiyo maamulka la baxay Soomaaliland ayaa cabasho xooggan ka muujiyay burburka wadooyinka magaaladaas.

Dadkaan ayaa waxa ay sheegeen in wadada muhiimka ah ee magaalada Burco ay tahay mid burbursan, taas oo ay sii dheer tahay in qashinka lagu daadiyo.

Waxa ay tilmaameen in canshuuro laga qaado dadka, saasoo ay tahayna aan waxba loogu qaban bulshada, lacaga laga qaadana guryo lagu dhisto.

Halkaan ka Degso Warka Burco

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.