Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsBulshada ku Dhaqan Jamaame iyo Kuunyo Barrow oo Bogaadiyay Weerarkii Lagula Wareegay...

Bulshada ku Dhaqan Jamaame iyo Kuunyo Barrow oo Bogaadiyay Weerarkii Lagula Wareegay Moqokori.

Waxaa isa soo taraya dadka bogaadinaya weerarkii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab maanta kula wareegeen magaalada Moqokori ee gobalka Hiiraan.

Bulshada ku daqan magaalooyinka Jamaame iyo Kuunyo Barrow oo ka kala tirsan goballada Jubada-hoose iyo Sh-hoose ayaa kamid ah dadka bogaadiyay weerarka.

Halkaan ka Degso Aragtida Bulshada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.