Xilli ciidamada Dowladda Fedaraalka ay kordhiyeen dilalka iyo xadgudubyada kala duwan ee ay kula kacayaan dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho, waxaa waxaa mudooyinkii lasoo lasoo dhaafay caasimadda kusoo badanayay rasaas ay si indho la’aan ah udirayaan ciidamada Dowladda Fedaraalka.
Mid kamid ah bulshada ku dhaqan Muqdisho oo qeyb ka ahaa dad wax laga weydiiyay dhibaatada ay ku qabaan arrintaan, waxa uuna ka warramay arrin isaga qabsatay oo la xiriirta rasaasta ay sida indha la’aanta ah uridayaan ciidamada.