Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Mareykanku uu yahay cadow duullaan ku ah Muslimiinta Caalamka.
Iyagoo ka aragti dhiibanayay duullaanka uu Mareykanku ku qaaday dalka Iiraan, ayay qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho sheegeen, in Mareykanku uu yahay cadow duullaan ku ah Muslimiinta Caalamka.
Washington ayay sheegeen iney masuul ka tahay jaraa’imta ay Yahuudda iyo Shisheeyaha kalaba kula kacayaan dadka Muslimiinta ah, sidaas darteedna loo baahan yahay in dagaal lagala hortago.